Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Soo Magacaabo Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Iyo Inuu Shaandhayn Ballaadhan Ku Sameeyo Golihiisa Wasiirrada
October 8, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu soo Magacaabo Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye, ka dib markii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye uu wax ka beddel ku sameeyay Xeerkii Xisbiga ee khuseeyay Xulashada Xoghayaha guud.
Xoghayaha guud oo markii hore tartan loo geli jiray ayaa hadda waxa soo Magacaabaya Guddoomiyaha Xisbiga oo ah Madaxweynaha.