Dood Cilmiyeed Lagu Gorfaynayay Barashada Shareecada Islaamka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa,
October 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood cilmiyeed lagu gorfaynayay barashada shareecada islaamka ayaa lagu qabtya magaalada hargaysa taasi oo ay kasoo qaygaleen culimada dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Hargaysa.