Qarax Lala Beegsaday Ciidamada AMISOM Ee Shabeelada Hoose Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
October 10, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidamada amisom ee ku sugan shabeelada hoose ee somaliya ayaa lala beegsaday qarax kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba sobobay
Waxaana inta lahubo qaraxan ku geeriyooday laba askari oo katirsan ciidamada Amisom