Daawo Muuqaalka”Madaxwayne Biixi Iyo Sidii Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
October 10, 2020 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal iyo magaalooyinka dhinaca bari kaga teedsan.
