Madaxweynaha Somaliland oo Duray Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada, Kana Hadlay Tayeynta Wax Walba
October 11, 2020 - Written by admin
Madaxweyne Muuse Biixi: “Gole 15 sano iska fadhiyey Sharciga ay Sameeyaan Sharci maaha, Guurtiduna 30 Sano inuu iska Fadhiyo maaha..”
Boorama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muhiimadda ay dalka u leeyihiin doorashooyin xilligooda ku qabsooma iyo sidoo kale sida loogu baahan yahay in la tayeeyo adeegyada dowladdu bixiso iyo weliba adeegyada ganacsi ee ay ganacsatadu dalke keento.
MADAXWEYNE BIIXI IYO LABADA GOLE BAARLAMAAN EE SOMALILAND 2020