Haweenaydii Ugu Horeysay Ee Muslim Ah Ee Xilka Maayarnimo Ka Qabata Dalka Ingiriiska Oo Is Casishay Iyo Sababta!
October 12, 2020 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Raaqiya Maxamed Ismaaciil oo ahayd gabadhii uhoraysay ee muslim ah maayar ka noqota magaalooyinka dalka Ingiriis ayaa xilkii iska casishay iyo xubinnimadii xisbiga shaqaalaha ee dalka Uk kadib markii ay kala kulantay cunrinimo taasi oo kala saraysiinaysa dadka ingiriiska.
