Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Gabadh Dil Iyo Kufsi Lagu Khaarajiyay”Daawo Muuqal
October 12, 2020 - Written by admin
Burco(BErberatoday.com)-Taliyaha Qaybta booliska ee gobolka togdheer Gaashaanle Cali Gaadayare ayaa faah faahin ka bixiyay gabadh xalay lagu diley gudaha magaalada burco iyo cida loo hayo dilkaasi
Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska oo gobolka togdheer ayaa sheegay in ay hal qof uhayaan dilka gabadhan oo maykeedu yaala cisbitaalka magaalada burco