berberatoday.com
Taliyihii Ciidanka Wershadda Kabista Hargeysa Oo Toogasho Lagu Dilay
October 13, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka aanu ka hayno dad ka dhow Wershadii Kabista ee Hargeysa oo ku taalla Koonfur-bari, ayaa sheegay in xalay lagu dilay Taliye ka tirsan Ciidanka Materiga.

Ninka dhintay oo magaciisa la odhan jiray Marxuum Maxamuud Jaamac Cabdi , ayaa xoggo shebekadda Berberanews heshay oo la xidhiidha dhacdadani waxay sheegeen in askari ka mid ah ciidammada qaranka ee wershadda degani uu xabbad ku dhuftay Taliyihii ciidanka goobta  islamarkaana uu dhintay.

Ma jiro war rasmiya oo kasoo baxay Taliska Guud ee Ciidanka qaranka Somaliland. Haseyeeshee artinta dilalka foosha xun ee askarta qaarkood ku khaarajiyeen Taliyayasshooda waa mid sannadihii u danbeeyay ka dhacday deegaanno kala duwan.

Wixii warar kasoo kordha waan idinla wadaagi doonaa.

 

 

 

Xigasho Berberanews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews