“KULMIYE Haddii Uu Ku Tashaday In Xisbiga Layga Saaro Ana Waan Tashanayaa, Reer Awdal-na…”Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
October 13, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamid ah Aqoonyahan reer somalland ee sida wayn ugu soo ololeeyay in Kursiga dalka ugu sareeyo uu ku guulaysto xisbiga kulmiye ayaa Waraysi lalayeeshay kaga hadlay arimo xasaasiya oo la Xidhiidha shirwaynihii Xisbiga kulmiye iyo sida looga saaray golaha dhexe ee xisbigii uu hormuudka ka ahaa guushii madaxwayne biixi kursiga ku hantiyay.
