Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somaliland Mustafe Cagjar Oo Sheegay In Calanka Itoobiya Lagu Dhibaateeyo Dad Somali Ah.
October 13, 2020 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) oo ka qaybgalayay munaasibad lagu qabtay dalkiisa ayaa sheegay in mararka qaar dad soomaali lagu dhibaateeyo calanka itoobiya