Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Oo Gobolka SOOL Ka Joojisay Furashada Cilaajyada Cusub.
October 13, 2020 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Wasaarada diinta iyo awqaafta omaliland ayaa gabi ahaanba gobolka sool ka joojisay furashada cilaajyada dadka lagu dabiibo oo mudooyinkii udanbeeyay kusoo badanayay.
Iskuduwaha wasaarada diinta iyo awqaafta ee gobolka sool ayaa wareegto uu soo saaray ku joojisay in gobolka sool laga furo cilaaj danbe
HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA WASAARADA DIINTA IYO AWQAAFTA;