Daawo Muuqalka”Dood Ku Saabsan Xeerka Booliska Somaliland Iyo Qodobada Xasaasiga Ah Ee Ku Jira!
October 15, 2020 - Written by admin
“Boolisku Wuxuu Ushaqaynayaa Waa Sidii Milatariga Oo Kale, Taasina Halis Bay Ku Tahay Bulshadii”Garyaqaan Guuleed Dafac.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood ku saabsan xeerka booliska xeer lr63/2013 kaasi oo ay ku jiraan qobobo xaasiya oo caqabad ku ah shacabka
Waxaana doodan ama falanqaynta xeerka booliska somaliland ka qaybgalaya xildhibaan Ibraahim Rayte oo katirsan golaha Wakiilada Somaliland, Garyaqaan Guuleed Dafac oo katirsan haayadaha xuquuqal Iinsaanka iyo garyaqaanad hibo maxamed oo ah sharciyaqaanad madaxa banaan.