“Ma laga Yaabaa Fadeexaddii Ugu Waynayd Ee Abid Soo Marta Somaliland, In Ay Noqoto Heshiiska Lala Galay Shirkaddan Trafigura? Siyaasi Cali Guray.
October 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla arimaha ka taagan jamhuuriyada Somaliland ayaa ka digay khatarta shirkada Tragura oo xukuumada madaxwayne biixi doonayso in ay ku wareejiso haamaha kaydka shidaal ee magaalada berbera.
