Dawlada Jabuuti Oo Xil Muhiim Ah Umagacowday Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Faarax.
October 16, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Orodyahanka Caanka ee U orda dalka Britain asal ahaan Kasoo Jeeda Soomaaliland Mo Farah ayaa Xukuumada Dalka Jabuuti Umagacawday safiirka Waaxda Dekadaha iyo Aaagagga Xorta ah ee Jabuuti, kaddib markii ay Jabuuti dekadda dalkaasi u beddeshay midka ganacsi Xorta ee ka caagan cashuuraha.