Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Markii Ugu Horaysay Ka Dhawaajiyay Inay Wadahadalo La Fureen Prof Samatar”Daawo Muuqal
June 5, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu sheegay in xisbigiisu uu wado hadalo la furay Prof.Samater
Berberatoday.net