Raysal-wasaaraha Dawlada Xamar Oo Ku Dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirada Oo Ubadan Xukuumadii Hore Khayre.
October 20, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha somaliya rooble ayaa caawa ku dhawaaqay liiska golaha wasiiradiisa cusub kuwaasi oo ubadan golihii wasiirada ee xukuumadii raysal wasaarihii hore ee somaliya xasan cali khayre ee dhawaan Xilka la qaaday.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Iyo Wasaaradaha Loo Kala Magacaabay