Dawlada Jabuuti Oo Xidhtay Xuduudka Ay Somaliland La Wadaagto Iyo Sababta
October 21, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay Xidhay Xadka ay la wadaagto Somaliland, Walaacyo Kasoo kordhay dhinaca caafimaadka ah oo jira awgood.
