Siyaasi Axmed Sandoon Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Goobaha Muhiimka Ah Ee Dalka Loogu Magac-Daro Muj Cabdiraxmaan Tuur”Daawo Muuqal
October 22, 2020 - Written by admin
“Dr Gaboose Waan Ku Raacsanahay In Madaarka Berbera Loogu Magac Daro Muj Cabdiraxmaan Tuur, Iyo Goobo Kale Ee Muhiim Ahba”Siyaasi Sandoon.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Sandoon Xasan oo kamid ah Siyaasiyiinta Madaxa banaan ee Somaliland ayaa ka dareen celiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay Dr Gaboose oo ahaa in madaarka magaalada berbera loogu magac daro madaxwaynihii Uhoreeyay ee Somaliland Muj cabdiraxmaan Tuur Ahaana gudoomiyihii SNM Ee guushii lagu jabiyay siyaad bare ciidankiisii keenay taasi sobobtay in gayiga somaliland laga xoreeyo taliskii macangaga ahaa.