Guddida Wanaag Farista Oo Ka Digay Saamaynta Ay Baraha Bulshadu Ku Yeelanayaan Hab dhaqanka Dhallinyaradda!
October 22, 2020 - Written by admin
Hargaysa(Berberatoday.com)-Guddida wanaag farista iyo Xumaan reebista Somaliland ayaa fariimo wacy’gelin ah u direen guud ahaan dhalinyarada Somaliland.
Masuuliyiinta guddida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland u waramaayay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA ayaa waxay fariimo wacy’gelin ah u direen guud ahaan bulshada Somaliland, gaar ahaan waalidiinta iyo ubadkooda.
