Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Madaxdhaqameed Ka Socday Ismaamulka Somalida Itoobiya.
October 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee subeer awal oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka sacad muuse iyo masuuliyiin kale oo katirsan Somaliland ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxdhaqameed kasoo kicitimay deegaanka ismaaamulka somalida itoobiya.
