Munaasibad Loogu Diyaar Garoobaya Xuska Dhalashadii Nabi Muxumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo.
October 24, 2020 - Written by admin
Arabsiyo(Berberatoday.com)-Haweenka Ku dhaqan magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa qabtay munaasibad loogu diyaar garoobaya xuska iyo waynaynta dhalashadii Nabi Muxumed Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha Ahaatee.
