Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Xukuumada Somaliland Ku Bogaadiyay Mastaafurinta Nin Ajaanib Ah Oo Falal Anshax Xumo Lagu Eedeeyay.
October 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in ay dalka ka mastaafurisay Nin anaajib ah oo lagu eedeeyay in uu falal anshax xumo ah samaynayay ninkan oo kamid ahaa shaqaalaha ajaanibka ah ee biyo balaadhinta hargaysa ka shaqeeya
Sheekh cabdiraxmaan dheere oo kamid culimada wakhtigan warbaahinta ka hadla ayaa xukuumada ku bogaadiyay talaabada ay ninka dalka kaga saartay.