berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Suldaan Cabdinuur Sh Cabdilaahi Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Jufo Galiilay Ee Gobolka Awdal.
October 26, 2020 - Written by admin

Magaalo Cad(Berberatoday.com)-Saleemo Saarka Suldaan cabdinuur Sheekh Cabdilaahi Jimcaale oo noqon doono Suldaanka Guud ee beelaha jibraacin ee somaroon ayaa lagu qabtay deegaanka Jufo Galiilay Amaba Jufo Mici dheer, oo katirsan gobolka Awdal.

Munaasibada Caleemo saarka suldaan cabdinuur oo ahayd mid heersare loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay madhaqameedka Somaliland,masuuliyiin ka socday xukumada Somaliland iyo ismaamulka somaida Itoobiya.

Waxaana Munaasibada caleemo saarka suldaan cabdinuur hadalo ka jeediyay ugu horay Gudidii beesha Jibraacin ee suldaanka soo xushay madaxdhameedkii kasoo qaybgalay wasiiro katirsan xukuumada maaxwayne biixi iyo siyaasiyiin kale oo reer somaliland kuwaasi oo dhamaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Caleema Saarka Suldaan Cabdinuur Sheekh Cabdillahi

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews