berberatoday.com
Haweenka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Caafimaadka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Somaliland
October 26, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Haweenka la Nool Xanuunka HIV-Aidska Eek u dhaqanka caasimada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wasaarada caafimaadka oo ay sheegeen in ay hor joogsaday mushahar ay siin jirtay haayada unicef islamarkaana aanay qaadanin mudo toban bilood ah.

Sidoo kale haweenka ayaa soo bandhigay digraytadii madaxwaynuhu ku hoos geeyay komishanka ka hortaga xanuunka hiv-aidska taasi uu hor joogsaday agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka dr xergeeye.

Dhanka kale haweenka ayaa fariin cabasho ah udiray madaxwaynaha somaliland oo ay codsadeen in uu arintooda jawaab deg deg ah kasoo bixiyo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews