Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Heshiiska Ay Kala Sexeexdeen Somaliya Iyo Qaramada Midoobay Iyo Go,Aanka Ay Ka Qaadatay Somaliland!
October 30, 2020 - Written by admin
“Qaramada Midoobay Waa Shaydaan, Aynu Ku Qasban Nahay In Aynu La Noolaano”Madaxwayne Cigaal.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray Ayaa ka hadlay heshiishka ay kala sexeexdeen dawlada somaliya iyo Wakiilka qaramada midoobay ufadhiya muqdisho oo ah Nidaamka cusub ee ay uwada shaqaynayaan,
