Qaramada Midoobay Oo Aan Weli Kasoo Jawaabin Eedihii Madaxweyne Biixi Iyo Suurtogalnimada Talaabooyin Kale Oo Ay Somaliland Qaadayso!
November 1, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaan weli wax jawaab ah ka soo bixin eedihii kala duwanaa ee ay Madaxweyne Biixi iyo xukuumadiisu u jeediyeen.
