berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, Siyaasiyiin Iyo Madaxdhaqameed Reer Somaliland Ah Oo Dalka Kenya Kaga Qaybgalay Shir Lagaga Tashanayay Xildhibaanada Beelaha Dir Ee Somaliya”Daawo Muuqal
November 2, 2020 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ,Siyaasiyiin Iyo Madaxdhaqameedka Reer somaliland Oo Uu Horkacayay suldaan Cabdiraxmaan dhawal oo kamid madaxdhaqameedka gobolka awdal Ah ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qaybgalay shir lagaga tashanayay xildhibaanada beelaha dir eek amid noqonaya baarlamaanka fadaraalka somaliya.

Sidoo kale Shir lagaga arinsanayay Saamiga xildhibaanada beelaha dir ee dawlada somaliya ayaa waxaa kasoo qaybgalay siyaasiyiin ka socday dawlada somaliya oo u horkacayay wasiirkii hore ee warfaafinta Maareeye Xayir.

Dhanka kale shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay aqoonyahan iyo madaxdhaqameed ka socday beelaha dir.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews