Villa Somaliya Oo Cabsi Weyn Ka Muujisay Shir Siyaasiyiin Ka Socota Somaliland Kaga Qaybgaleen Magaalada Nairobi. M
November 3, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maamulka muqdisho ee madaxwanye farmaajo ayaa sas ka qaaday shir siyaasiyeen iyo Madaxdhaqameed reer Somaliland ahi kaga qaybgaleen Magaalada Niarobi ee dalka Kenya kaasi oo beelaha dir kaga arinsanayeen doorashada somaliya iyo saamiga ay ku leeyihiin golaha baarlamaanka.
