“Caano La Ogyahay Ninkii Lisay, Ninkii Doonaaba Hayska Cabo”Waa La Ogayahay Cidii Asaastay Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Beeshii Ugu Horeysay Ee Malayshiyaadkeeda Qaramaysay
November 3, 2020 - Written by admin
“Caano La Ogyahay Ninkii Lisay, Ninkii Doonaaba Hayska Cabo”Waa La Ogayahay Cidii Asaastay Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Beeshii Ugu Horeysay Ee Malayshiyaadkeeda Qaramaysay”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland Waxa La Asaasay 03 November 1993 oo maanta ku beegan sanad Guuradii 27aad waxaana asaaska Ciidanka Booliska Somaliland budhige u ahaa Alle Ha Unaxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo dalka oo qasan ku dhiiraday inuu Ciidan Qaran usameeyo,
