Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Shir Arimaha Somaliya Lagaga Hadlay Oo Faysal Cali Waraabe Kaga Qaybgalay Nairobi”Daawo Muuqal
November 3, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Guray oo kamid asiyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay shir arimaha somaliya lagaga hadlayay oo gudoomiyaha xisbiga ucid kaga qaybgalay magaalada Nairobi isagoo sheegay in aanay ahayn markii uhoraysay ee faysal cai waraabe ka qaybgalo shir Somaliya Sdoo kale muj Cali guray ayaa sheegay in siyaasadii Somaliland mugdi gashay