Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Colaadeed Ee Ka Dhex Qaraxday Dawlada Fadaraalka Iyo Ismaamulka Tigreega.
November 5, 2020 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa ka hadlay dagaalka ay dawlada dhexe ee itoobiya kusoo qaadeen ismaamulka tigreyga ee TPLF.
