berberatoday.com
Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Xayawaan Dad Ku Dhaawacay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley.
November 5, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada deegaanka shugri xaaji Ismaaciil bandare ayaa ka hadashay 3sedex qof oo xayawaano ku dhaawaceen deegaano katirsan gobolka gabiley oo aan wali si sax loo aqoonsan nooca uu yahay.

Sidoo kale wasiirka deegaanka dadka deegaanaa ku dhaqan ugu baaqay in ay ka digtoonaadaa xayawaankan aan la aqoonsan nooca u yahay.

Dhanka kale wasiirka deegaanka ayaa beenisay warar sheegayayay in maalmihii udanbeeyay ay jireen diyaarado xayawaan ka guranayay gobolka togdheer oo ay sheegtay in aanay waxba ka jirin wararkaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews