Raysal-Wasaare Abiye Axmed Oo Madaxweynaha Puntland Ka Codsaday Inuu Doorashada Taageero Farmaajo Iyo Deni Oo Ka Diiday.
November 6, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Daney ayaa la sheegay inuu ka diiday Raysal-wasaaraha Itoobiya inuu doorashada soo socota ee Soomaaliya taageero Madaxweynaha wakhtigan ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.
