Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Walxo Qarxa Oo La Sheegay In La Dhigay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada Sare + Muuqaal .
June 6, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Faysal Xiis oo qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley taliska ciidamada Booliska ayaa waxaa uu ka hadley qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland oo qortey in waxyaabo qarxa laga helay xafiiska gudoomiyaha maxkamad Sare