Dawlada Jabuuti Oo La Sheegay In Ay Itoobiya Dib Ugu Celisay Saraakiil Ciidan Oo Magangalyo Waydiistay, Kana Soo Jeeday Ismaamulka Tegray! D
November 7, 2020 - Written by admin
Dawlada Jabuuti Oo Dalkeeda ka Masaafurineysa 16 Askari Oo Itoobiyaan Ah.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka Musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida La Sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga.
