berberatoday.com
Somaliya”Hooyo Iyo Carruur Ay Dhashay Oo Lagu Dilay Degmada Warshiiq Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
November 10, 2020 - Written by admin

Warshiiq(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya degmada Warshiiq ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Fillo-dheer, ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ku dileen hooyo iyo laba carruur ah oo ay dhashay.

Hooyada geeriyootay ayaa la sheegay in ay Umul kula jirtay Ilmo yar oo ay dhashay waxaa sidoo kale lala dilay Ilmo kale oo saddex sano jir ah. Weerarkan ayaa sidoo kale lagu dhaawacay sida ay dadka deegaanku sheegeen haweenay isla qoyska ka mid aheyd in wiil shan sano jir ah.

Falkan ayaa argagax ku abuuray dadka deegaanka oo sheegay in dhacdadan ay salka heysno Aano Qabiil, iyadoo bartamihii bishii September deegaanka Raagga Ceel isla gobolka Shabeellaha Dhexe rag hubeysan ku dileen Lix Qof oo dhamaantood culimo ah kuwaa oo ku sugnaa goob Qur’aan Akhris.

Wali ma jiro wax war ah oo ay maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ka soo saareen dadka rayidka ah ee lagu dilay degmada Warshiiq.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews