Laba Kamid Ah Ciyaartoyga Xulka Gobolka Badhan Oo Maalintii Shalay Lagu Dhaawacay Garoonka Hargeysa.
November 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maalintii shalay ayay ahayd markii garoonka hargaysa stadium ciyaar adagi ku dhex martay xulalka gobolada Badhan iyo Hawd doo wakhtigii loogu talo galay isku marin waayay
Hadaba Wasaarada ciyaaraha Somaliland oo iyagu ku fashilantay Hagida ciyaaraha iyo wakhtiga lagu soo dhamayn Karo ayaa kadib markii gorsooraha ciyaartu ku daray wakhtigii dheeriga sida sharci fifa dhigayo xili ay cad ceedu dhacayso ayaa keentay in goroonku madow noqday taasi oo fadeexad ka raacday wasaarada qaranka somaliland usoo jiiday samcad xumo iyo in ay tahli kari waydo in garoonka caasimada ay laydh ku xidho