Somaliland Iyo Itoobiya Oo Magaalada Jig Jiga Uga furmay Shir Lagaga Arinsanayo Ka Hortaga Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee Duur Joogta.
November 11, 2020 - Written by admin
(Berberatoday.com)-Wufuud ka kala socotay Somaliland iyo ismaamulka Dawlad Deegaanka Iyo Xubno ka socday Dwlada fadaraalka Ee itoobiya ayaa waxaa shir lagaga wada tashanayo ka hortaga ganacsiga sharci darada ee duur joogtu uga fumay magaalada jig jiga.

