Tirada Askar Ciidanka Soomaaliya Ka Tirsan Oo Lagu Laayey Duleedka Dhuusa-mareeb
November 11, 2020 - Written by admin
Dhuusamareeb(Berberatoday.com)-Laba Askari ayaa dhintay, siddeed kalena wey ku dhaawacmeen, ka dib markii qarax lagula eegtay deegaanka Mil-dhaqo oo 15km koonfur ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.
Askar ka tirsan Ciidanka Soomaaliya oo la laayey 2020