berberatoday.com
Xubnaha Ugu Sarreeya Jamhuuriyiinta Oo Ku Taageeray Madaxweyne Trump Dacwadaha Uu Ka Gudbiyay Doorashada Mareykanka.
November 11, 2020 - Written by admin

Washington DC(Berberatoday.com)-Xubnaha ugu sarreeya Jamhuuriyiinta ayaa ku taageeray madaxweyne Donald Trump, dacwadaha uu ka gudbiyay tirinta codadka qaar ka mid ah gobollada lagaga guuleystay, doorashadi madaxtinimo ee horraanti bishaan ka dhacday Mareykanka.

Trump ayaa rajo ka qaba in dacwadaha uu u gudbiyay maxkamadaha ay u diidaan guusha la saadaaliyay inuu doorashada ku guuleystay, Joe Biden oo ah madaxweyne ku xigeenki hore ee Mareykanka.

Guddoomiyaha Aqlabiyadda ee Goolaha Senetka Mitch McConnell iyo Guddoomiyaha Xildhibaanada laga tirada-badanyahay ee Aqalka Wakiillada Kevin McCarthy, ayaa sheegay in Trump uu ku saxsanyahay in aanu aqbalin natiijada doorashada illaa si rasmi ah looga caddeynayo in ayna dhicin wax-isdabamarin ah.

Dhanka kale, ninka loo saadaaliyay inuu ku guulleystay doorashada madaxtinimada Mareykanka, Joe Biden ayaa salaasadii wariyaasha u sheegay, in qirasho la’aanta Trump ee guuldarrada doorashada ay tahay yaxyax iyo waji-gabaxnimo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews