berberatoday.com
Dabaal Dagyo Kasocda Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Azerrbaijan Kadib Markay La Wareegeen Maamulka Iyo Mulkiga Magaalada Nagorno Karabash Oo Armenia Ay Isku Haysteen
November 11, 2020 - Written by admin
Dabaaldegyo balaadhan ayaa ka socda Magaalooyinka waawayn ee Azerbaijan, kadib markii ay dagaal socday in ka badan 40 maalmood ay kaga guulaysteen Armenia kana qabsadeen gonolka Nagorno karabakh, oo soddon sano ka hor ay qabsatay Armenia.
Usbuucan ayuu Ra’iisal Wasaaraha Armenia saxiixay heshiis uu ku tilmaamay mid xanuun badan oo uu ku aqbalay inuu gobolkaasi kala baxo ciidankiisa.
Xigasho Cabdishuur Dayib Maxamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews