Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha G, Sool Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Goolhaye Yuusuf Lambasa Oo La Dhigay Cisbitaalka Haldoor”Daawo Muuqal
November 12, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Goolhayihii Xulka Gobolka Sool Yuusuf Yacquub “Lambaza” Ayaa Xaalad caafimaad loo dhigay cisbitaalka haldoor ee magaalada hargaysa kadib markii ciyaartii shalay ee dhexmartay xulalka daad madheedh iyo sool uu dhaawac culus kasoo gaadhay madaxa isagoo wakhti xaadir mararka qaar koomo galaya.
