Madaxweynihii Hore Ee Ghana Jerry John Rawlings Oo Geeriyooday
November 13, 2020 - Written by admin
Accra(Berbreratoday.com)-Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah.
Wararka ka imaanaya caasimadda Accra ayaa sheegaya in madaxweynihii hore uu ku dhintay isbitaalka ka dib muddo gaaban oo uu xannuusanaa.