Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Dadka Shacabka ah Iyo Askarta Ku Dhaawacan Tahay Rabshadihii Ka Dhashay Ciyaartii Galabta. H
November 14, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo Maayarka caasimada hargaysa ayaa siwada jir ah uga hadlay Khasaaraha ka dhashay rabshadihii ka dhacay garoonka Hargeisa stadium oo ay kuwada ciyaarayeen xulalka gobolada Hawd Iyo Daad madheedh oo markii xulka gobolka hawd diideen rikoodhe laga qabtay ay sobobtay in rabasho iyo isku dhac ciidanka booliska iyo gaareeyashooda ay keentay.
