Shir Lagaga Hadlayo Horumarinta Tiknoolajiyada Jsl Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Madax Kala Duwan Oo Ka Qaybglay,
November 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirka Tiknoolajiyada Somaliland Oo ay soo agaasintay wasaarada isgaadhsiinta technolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo laga hadli doono ka faa,iidaysiga technolajiyada casriga ee aduunku gaadhay iyo horumarinta dadka leh xirfadahan Ee ICTga.
