Xildhibaan Qabile Oo Sheegay Inaanu Xal Ahayn Ganaaxa Lagu Soo Rogay Xulalka Kubadda Cagta Ee Gobollada Dalka Qaarkood
November 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka digay wax kasta oo umadda kala fogaynaya, waxaanu ku baaqay in ganaax iyo ciqaab oo lagu dhaqaaqa aanay wax tarayn ee Xukuumadda looga baahan yahay inay xaliso wax kasta oo umaddu ku kala foganayaan, xilli la ganaaxay qaar ka mid ah Xulalka Kubadda Cagta Somaliland.