Lix Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
November 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo faah faahiin ka bixiyay qarax uu geystay qof ismiidaamiye ah ayaa sheegay in uu sababay geerida Lix ruux.
