Maamulka Xulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sheegay In Shirkada Somtel Udiiday Gaadhigii Ay Ubalan Qaaday Ciyaaryahan Cabdikariim Guji Iyo Sobobta!
November 22, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tababarayaasha xulalka kubada cagta iyo baaskid ah iyo xildhibaan ismaaciil cagayare iyo ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa koobka gobolada Somaliland Cabdikariim Guji ayaa sheegay in shirkada somtel udiiday gaadhigii ay ubalan qaaday ciyaartoyga cabdikariim guji iyagoo sheegay in ay ku sobobeeyeen diidmadooda in ay yidhaadheen waxaad diideen in aad ku ciyaartaan garamaan magacayagu ku qornaa.