berberatoday.com
Lix Maxbuus Oo Xukun Dila Xukunaa Oo Fagaaraha Xabsiga Mandheera Lagu Toogtay Saaka
November 26, 2020 - Written by admin
Mandheera(Berberatoday.com)-Duleedka Xabsiga Mandheera Waxa Saaka Waxa Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyay Lix Gacan Kudhiigle Oo Ay Hore Maxkamado Dil Ugu Xukumeen Kadib Markii Uu Ku Cadaatay Inay Marxuum Qudha Kaga Jareen Siyaabo Kala Duwan.
Magacyada Marxuumiinta La Toogtay Ayaa Kala Ahaa.
1- Yaasiin Maxamed Yuusuf
2-Sharmaarke Sahal Oogle
3-Quulle Maxamed Cilmi
4-Khaalid Cabdi Xaydar
5-khadar Maxamed Warsame
6-Cabdikariim Maxamed Mahdi.
Sidan oo Kale 15/01/2020 ayaa isla xabsiga Mandheera dil toogasho ah lagu fuliyay lix kaloo Maxbuus oo iyaguna dilal ku Xukunaa waxaanay kuawa maanta la toogtayana noqonayaa dufcadii Labaad ee lagu fuliyo xukunada dilka ah ee lagu xukumay
Allah SWT Ha Uwada Naxariisto Kuwa Hore Ugeeriyooday Ee Gacanta Kuwan Saaka La Qisasay Ku Baxay Iyo Kuwa Saaka Xaqa Laga Gudayba.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews