Xog Waranka 36 Guurada Kasoo Wareegtay Afduubkii Diyaaradii Somali Airline Iyo Dareenka Ardaydii Dilka Lagaga Badbaadiyay”Daawo Barnaamij Muuqal Ah
November 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij lagaga xog waramayo 36 sano ka Hor 1984 oo ku beegnayn maalintii shalay 24/11/2020 oo kazoo Wareegtay maalintii la afduubay diyaaradii Somali Airline taasi Oo ay afduubeen Cornal Cawil Cadami Burhaani Iyo laba nin oo kale Si ay Ubadbaadiyaan 7arday Ah oo dhalinyaro ahaa oo Taliskii siyaad bare ku xukumay dil toogasho ah islamarkaana la Doonayay in lagu fuliyo 25/11/1984 oo noqonaysa maalin kadib Afduubka Diyaarada oo badbaado Unoqday.
